Khadra Cige
From Wikipedia, the free encyclopedia
Khadra Daahir Cige[1] (Af Ingiriis : Kadra Daher Igeh; Af Carabi : arā) waa fanaanad weyn oo ku heesta af-Soomaaliga taasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan. Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Khadra loo siiyay magaca weyn ee Boqorada Fanka Soomaaliyeed.[2] Intaasi waxaa dheer, Khadra Daahir waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaa Khadra Qaali.
Quick Facts Nooca fanka, Occupations ...
Khadra Cige | |
---|---|
Nooca fanka | Fanka Soomaalida |
Occupations | Fanaanad |
Qalabka | Cod |
Calaamadaha | Soomaaliya |
Close