Jaamac
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jaamac ama bog (Af Carabi : arā Af Ingiriis : page), waa hal baal ama dhinac ka mid ah waraaq, shafad ama warbaahin oo ay qoraalo ku qoran yihiin. Ujeeddada jaamacyadda waa faahfaahin iyo xog sii la isu waydaarsado.[1]