Saldanadi Ifat

From Wikipedia, the free encyclopedia

Saldanadi Ifat

Saldanadi Ifat ee Ajuuraanka ahayd(Af Ingiriis : Sultanate of Ifat; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaanay Boqortooyada Ifat) waxay ka talinaysay Geeska Afrika oo loo yaqaanay markaas BILAADU ZAYLAC iyo dlka YAMAN wakhtiyadii udhexeeyay qarnigii 7 miilaadiga ilaa qarnigii 10 bilawgiisa .[1][2][3]Calan keeda wuxuu ahaa calan CAD

Quick Facts Saldanadi Ifat, Xarunta ...
Saldanadi Ifat

1285–1415
Thumb
Deegaanada ka talineysay qarnigii 14aad.
XaruntaSaylac, Somaliland
LuuqadaAf-Soomaali, Af-Harari, Af-Carabi, Af-Cafari
Af-amxaari
Diinta
Islaam
DowladdaBoqortooyo
SuldaanHogaamiye
Taariikh 
 Aasaasay
1285
 Burburtey
1415
Preceded by
Succeeded by
Saldanadi Showa
Saldanadii Cadal
Maanta qeyb ka ah Somaliland
Eratareya
 Ethiopia
 Djibouti
Close

Hordhac

Saldanada Ifat ee Ajuuraanka ahay [4]waxay ahayd maamul boqortooyo Islaami taasi oo ay maamuleysay Boqortooyadii Walashma. Magaalada qadiimiga ah ee Saylac ayaa saldhig u ahayd saldanada oo ka talinjirtey waqooyiga Soomaaliya, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda.

Sidoo kale Fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.