Haumea
From Wikipedia, the free encyclopedia
Haumea (Af-Soomaali: Hawmiya, astaan: )[1] waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa 1/3 cufka meeraha yar ee Bluto waxaana helay guruub xidigisyahano ah oo uu hogaaminayay Mike Brown sanadkii 2004ta.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/2/2b/Haumea_Hubble.png/220px-Haumea_Hubble.png)