Google Maps
From Wikipedia, the free encyclopedia
Google Maps waa adeeg khariidad shabakadeed oo ay soo saartay shirkada Google . Waxay bixisaa sawiro dayax gacmeed ah , sawir gacmeed , khariirado jidadka ah, muuqaal 360 ° oo iskuwareeg ah oo wadooyinka , xaaladaha taraafikada waqtiga-dhabta ah, iyo qorsheynta safarka lugta ah, baabuurta, baaskiilada iyo hawada iyo gaadiidka dadweynaha. Sanadkii 2020, Khariidadaha Google waxaa isticmaaley in ka badan 1 bilyan oo qof bil kasta[1].
Quick Facts Cinwaanka, Ganacsi? ...
Cinwaanka | google.com/maps |
---|---|
Ganacsi? | Yes |
Nooca site | Khariidaynta bogga |
Diiwaan-gelin | Ikhtiyaar, oo lagu daray Akoonka Google |
Diyaar ku ah | Luuqado badan |
Mulkiilaha | Google LLC |
La bilaabay isticmaalka | Febraayo 8, 2005; 19 sanadood ka hor (2005-02-08) |
Hada | Active |
Close