siciid qorshe From Wikipedia, the free encyclopedia
Template:In use
Galdogob waa dagmo ka tirsan Gobolka Mudug. Waxaa ay dhinaca galbeed ka xigtaa magaalada Gaalkacyo cabbir ahaan waxa ay u jirtaa galkacyo: 80 km. Galdogob waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu waawayn ee maamul goboleedka Galmudug Magaalada Galdogob ayaa leh addeeg bulsho oo hagaagsan.magaaladu waxaa ay leedahay koronto joogto ah iyo biyo aan kala go,o lahayn Beel ahaan waxaa daga beesha Leelkase (tanade daarood), Reer Maxamuud, Carab Saalax iyo reer horogle (Madhibaan)
Magalada galdogob waxaa ay ka mid tahay,ahaana jirtay magaalooyinka ugu nabada badan Soomaaliya. Dadka daga magaalada oo ka kooban qabiillo is fahansan ah kuwo si wada jira oga shaqeeyay nabada.nabada ay ku naalooto galdogob iyo hagarla,aanta jaaliyadaha reer galdogob ee ku nool dibadaha ayaa xawaare aad u xoogan gashay horumarka dhinacyada kala gadisan ee magaalada.inkasta oo ay galdogob ku guulaysatay horumarka xaga dhismaha baaxada leh, adeega bulshada iyo ganacsiga fudud [2]
WAXBARASHADA GALDOGOB.
Galdogob waa magaalo ku caan ah waxbarashada iyo aqoonta , Magaalada waxa ku yaaala goobo waxbarasho kuwaasi oo dadwaynuhu kaga faaidaystaan si wanaagsan.
Guud ahaan magaalada waxaa ku yaala in kabadan 5 dugsi sare, 3 machad sare, iyo sidoo kale 2 jaamaacadoood..
Dugsiga Sare ee Galdogob ayaa kamid ah iskoolada ugu wanaagsan dhanka tacliinta guud ahaan deeganada Puntland isaga oo kaalmo sare kasoo gala natiijooyinka imtixaaanada Puntland....
Dugsiga Sare ee Caynu Shamsi, dugsiga Kulmiye, dugsiga al-Nuur, dugsiga Cirro, ayaa ah iskuulada kale ee kuyaala magaaalada iyo deegaanada hoos yimaada..
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.