Galatasaray SK
From Wikipedia, the free encyclopedia
Galatasaray SK waa koox-banooni oo ka dhisan magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga. Galatasaray SK waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1905, waxa ayna ku dheelaan garoon ay ayaga leeyihiin ee lagu magacaabo Türk Telekom Arena waxa uuna qaada garoonkaas in ka badan 52500 oo daawadayaal ah. kooxdani waa tan ugu guulaha iyo koobabka badan kooxaha kubadda ee dalka Turkiga. Galatasaray sidoo kale waxey ka mid tahay kooxaha ugu taageerayaasha badan dunida, ayadoo aduunka dacaladdiisa oo dhan ku leh taageeroyaal kor u dhaafaya ilaa 40 milyan oo qof.
Quick Facts Waxaa la Assaasay, Naaneesaha ...
Galatasaray Spor Kulübü (Naadiga Isboortiga ee Galatasaray) | |
Waxaa la Assaasay | 1905 iyadoo loo bixiyey: Galata-Serai Football Club |
---|---|
Naaneesaha | Cimbom Aslan (Libaaxyada Istanbuul) Sarı-Kırmızılılar (Jaale-Guduud) Avrupa Fatihi (Furayaasha Yurub) Gala (intabadan waxaa looga yaqaannaa Yurub) |
Midabada Naadiga | Jaalle iyo Guduud |
Garoonka Naadiga | Türk Telekom Arena |
Tababaraha Naadiga | Hamza Hamzaoğlu |
Madaxweynaha Naadiga | Dursun Aydın Özbek |
Kabtanka Naadiga | Selçuk İnan |
http://www.galatasaray.org/ |
Close