From Wikipedia, the free encyclopedia
Gabiley ama Gebiley (Arabic: غابيلي), waa magaalo dhacda gobolka Maroodi Jeex ee dalka Somaliland.[1]
Gabiley Gebiley غابيلي | |
---|---|
To | |
Reer miyi ka adeeganaya Gebiley | |
Dal | Somaliland |
Gobol | Gebiley |
Dowlada | |
• Mayor | Mahamed-Amiin Omer Abdi |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 89,178 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Gabileywaxay 54 km galbeed ka jirtaa Hargeisa, caasimada Somaliland. Gobolka ay dhacdo waxaa woqooyi ka xiga Gacanka Cadmeed, Galbeed waxaa ka xiga Awdal koofurna Itoobiya, barina waa Hargeysa
Gabiley waa mid ka mida magaalooyinka ugu qadiimsan gobolada waqooyiga soomaaliland markii laga soo tago Zeylac, Berbera iyo Camuud, Dhagaxaan lagu arkay ayaa sheegaya in goor aan dhwayn meeshaas lagu noolaa.
Gabiley qiyaastii waxaa ku nool 79,675[2] dadka ku nool degaamada ku xeeran waxay gaarayaan ilaa 135,430 residents.[3]
waxaa dega ama u badan waa Jibriil Abokor (Sacad Muuse).[4][5]
Dugsi hoose mar walba way lahayd degmadu, hase ahaatee jaamaca loogu magac daray Toma cadde ayaa la yagleelay 1999
Gabiley waxay leedahay isbitaal cusub oo la furay 2010,lalkin magaaladu way sii lahyd Isbitaal weyn
hada 2016 waxaa degaanka loo doortay Mahamed-Amiin Omer Abdi.[6]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.