![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/2/2a/Boxing_Tournament_in_Aid_of_King_George%2527s_Fund_For_Sailors_at_the_Royal_Naval_Air_Station%252C_Henstridge%252C_Somerset%252C_July_1945_A29806.jpg/640px-Boxing_Tournament_in_Aid_of_King_George%2527s_Fund_For_Sailors_at_the_Royal_Naval_Air_Station%252C_Henstridge%252C_Somerset%252C_July_1945_A29806.jpg&w=640&q=50)
Feedh (ciyaar)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Feedh (ciyaar) (Af Ingiriis : boxing); Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Feer, waa dagaal ciyaar ah kaasi oo u dhexeeya labo qof. Dadka ciyaaraya dagaalka feedhka waxaa shardi ah ineey xidhaan golfisyada feedhka isla markaana ku koobnaadaan kaliya is-feedhista.[2]
Quick Facts Loo yaqaano, Ku xidhan ...
![]() Labo nin oo ku ciyaaraya dagaalka feedhka wadanka England. | |
Loo yaqaano | Feedhka sidoo kale fiiri.[1] |
---|---|
Ku xidhan | Feedh, Weerar |
Asal ahaan | Wakhtiyo hore |
Olympic sport | 688 C.H (Giriigii hore) 1904 (wakhtiyada dambe) |
Close
Ciyaartooyda feedhku waa kuwo inta badan xoog badan oo leh muruqyo adag oo waaweyn.