Faaranhaayt
From Wikipedia, the free encyclopedia
Faaranheyd waa halbeeg lagu cabiro ama lagu qiyaaso heerkulka sida Celsius, waxaana loo sumadeyaa xarafka (F) waxaana loogu magac daray caalimkii alifay ee reer Jarmal Daniel Gabriel Fahrenheit. Faaranhaayt : Daniel Gabriel Fahrenheit, 1724.
More information ka, Loo bedalay ...
ka | Loo bedalay | Habka |
---|---|---|
kelvin | Celsius | T(°C) = T(K) - 273,15 |
kalsius | kelvin | T(K) = T(°C) + 273,15 |
kelvin | Faaranhaayt | T(°F) = (T(K) × 1,8) - 459,67 |
Faaranhaayt | kelvin | T(K) = (T(°F) + 459,67) / 1,8 |
Close