![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/fc/Slender-horned_gazelle_%2528Cincinnati_Zoo%2529.jpg/640px-Slender-horned_gazelle_%2528Cincinnati_Zoo%2529.jpg&w=640&q=50)
Deero
From Wikipedia, the free encyclopedia
Deero (Af Carabi : arā; Af Ingiriis : Antelope ama Gazelle) waa xayawaan duurjoog gaar ahaan asalka naasleyda ah, oo ku nool qaaraha oo dhan gaar ahaan meelaha kulul,
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Noocyada ...
Deero | |
---|---|
![]() | |
Rhim gazelle | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Adhaxlay |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Suulay |
Bahka: | Lo'aad |
Bahka hoose: | Goodir |
Duulka: | Gazella Blainville, 1816 |
Noocyada | |
Waxaa jira tiro badan oo kala duwan, kuwaasi oo ku dhaqan meelo badan oo kala duwan. |
Close
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/8/89/Antidorcas_marsupialis%2C_male_%28Etosha%2C_2012%29.jpg/640px-Antidorcas_marsupialis%2C_male_%28Etosha%2C_2012%29.jpg)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/5e/Blackbuck_male_female.jpg/320px-Blackbuck_male_female.jpg)
Deerada ayaa lagu tiriyaa noolayaasha aduunka ugu dheereeya tiyada oo ordi karta 100 km saacadii, afrika iyo koonfur aasiya ayay aad ugu badantahay,
Noocyada deerada ayaan lasoo koobi karin, waxaan lagu qiyaasa ilaa 15 nooc.
deerada ayaa jecel inay u socoto raxan-raxan,
deerada lab ayaa layidhaahdaa [ LIIG ] ta dhadigna loo yaqaano [DEERO].
Deerada ayaa ku dhasha shanbilood sida cawsha oo kale