Dameer farow
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dameer farow (Af Ingiriis : zebra; Af Carabi : arā) (magaca Sayniska: Equidae) waa xayawaan qaraabo la ah dameerka, kaasi oo si khaas ah looga helo qaarada Afrika. Dameer-farowgu wuxuu leeyahay xariijimo ka kooban cadaan iyo madoow, taasi oo ka dhigtey xayawaan leh mid soo jiita dalxiisayaasha.
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Bahda ...
Dameer farow | |
---|---|
Koox ka mid ah dameer-farowga duurjooga ah (Equus quagga) | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Chordata |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Dameeroley |
Bahka: | Equidae |
Duulka: | Equus |
Duulka hoose: | Hippotigris iyo Dolichohippus |
Bahda | |
Equus |
Close