From Wikipedia, the free encyclopedia
Dacar budhuq waa magalo madaxda degmada Laasgeel ka tirsan gobolka Hargaysa ee Somaliland waxay ku taallaa wadada u dhexeysa Hargeisa iyo Berbera.[1][2] waxa ka dhisan saldhig bolis iyo iskuul uu ingriiska ka dhisay xiligii isticmaarka waan magaalo mihiim ah oo isku xidhi Hargaysa iyo Berbera Dacarbudhuq waxaa ku yaal dowga caanka ah ee KODAYARE iyo buurta dameerka,waqtigii dowladii somaliya waxaa fadhiyi jiray ciidan Military ah waxaana ku yaalay saldhig. Xaga dhqaalaha magaaladu waxay kun tiirsantahay beeraha,xoolaha iyo ganacsigiga waxaana ku yaala 2 wershadood oo maaska sameeya. Dadka magaaladu waa dad dhaliyaro u badan waxaana magaalada kunool mujaahidiin ku caan ahaa goobaha dagaalka ee jabhadii SNM waxaana kamida IBRAAHIN AHMED DHEERE (CAAQILKA) ,JAAMAC CALI QULUX,mujaahid SURYO iyo qaar kale. Magaaladu waxay caan ku tahay dooxa caloola oo ah doox halis badan oo marka roobabku da,aan baabuurta la taga.
Dacar budhuq | |
---|---|
Degmo | |
Dalka | Somalia |
Gobolka | Woqooyi Galbeed |
Degmadalaasgeel) | Hargeysa |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.