Cumar bin cabdi caziiz
From Wikipedia, the free encyclopedia
Abuu Xafsa Cumar bin Cabdicaziiz bin Marwaan bin Xakam al-Umawi (afka carabiga; أبو حفص عمر بن عبد العزيز بن مروان بن الحكم الأموي القرشي) wuxuu ka mid ahaa Khulafada Umawiyiinta, waxa uuna taliyay Intii u dhaxeesay 99H-101H\ 717-720, waxa uu ku caan baxay cadaaladiisa heer lagu tilmaamo khaliifka shanaad ee islaamka.
Quick Facts Cumar bin cabdicaziiz عمر ابن عبد العزيز, khaliifka 8aad ee dowladii Umawiyiinta ...
Cumar bin cabdicaziiz عمر ابن عبد العزيز | |||||
---|---|---|---|---|---|
khaliifka 8aad ee dowladii Umawiyiinta | |||||
Xilka | September 717 – 5 Febraay 720 | ||||
Ka horeeyay | Suleymaan bin cabdilmalik | ||||
Ku xigay | Yaziid Labaad | ||||
Dhashay | c. 680 Madiina, jasiirada carabta, dowladii Umawiyiinta | ||||
Dhintey | 5 Febraay 720 (37 jir) Deer samcaan, shaam, dowladii Umawiyiinta | ||||
Ku aasan | Deer samcaan, shaam, dowladii Umawiyiinta | ||||
Xaaska | Faadima binti cabdilmalik | ||||
Issue |
| ||||
| |||||
Hoyga | Ree marwaan | ||||
Saldanad | Dawladii umawiyiinta | ||||
Aabo | Cabdicaziiz bin Marwaan | ||||
Hooyo | Layla bint caasim bin cumar bin khadaab | ||||
Diinta | Islaam |
Close