![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cc/Regions_of_Somaliland.png/640px-Regions_of_Somaliland.png&w=640&q=50)
Ciyaaraha Gobolda Somaliland
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ciyaaraha Gobolada Somaliland Waxaa la bilaabay taariikhda marka ee eheed 3 diseembar 2011. Tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo ah mid sanadkiiba mar laqabto ayaa sanadkan ahaa mid xiiso leh.Koobka gobolada somaliland waxaa markii hore lagu qaban jiray magaalada hargeysa[1].waxa sanadkan ciyaaraha 2011 ee somaliland lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Togdheer[2], ee magaalda Burco gaar ahaan garoonka ciyaaraha ee caanka ah ee looyaqaano Alamsay.Waxa sanadkan kamid ahaa ciyaaraha lagusoo bandhigay sida ciyaaraha orodada Kubada cagta Kubada Kolayga iyo waliba qaarkale oo badan.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cc/Regions_of_Somaliland.png/640px-Regions_of_Somaliland.png)