Ciidanka Cirka
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ciidanka Cirka (Af Ingiriis : air force; Af Carabi : arā) waa ciidanka qaran, dowlad ama urur leeyahay kuwaasi oo qaabilsan dagaalka cirka oo kali ah. Ciidankani waxay sida badan qeyb ka yihiin Ciidanka Xooga ee wadan leeyahay, waxayna qabtaan shaqooyin badan oo ka mid tahay basaasida, xog ururinta, duqeynta iyo weerarka dhinaca cirka ah.[1]