From Wikipedia, the free encyclopedia
Ceres (Af-Soomaali: Siires; astaan: )[1] waa duniyar iyo asteroidka ugu wayn kuwa laga dhex helo Bahda Qoraxdu Midaysay. Siires waxay ka samaysan tahay dhagaxaan iyo baraf, dhererkeeduna waa 950 Km.
Dunidan yar waxaa helay xidigisyahan Giuseppe Piazzi 1dii Janaayo 1801, markaas oo loo aqoonsanaa ineey tahay meere. Waxaa loogu magac daray sanab eey caabudi jireen Roomaanka ee loo yaqaanay Ceres.
Dayaxgacmeedka aanu qof wadin Dawn ee 27kii Sebtembar 2007 shirkada NASA dirtey kaas oo la filaayo inuu gaadho Siires sanadka 2015ka ayaa warbixin iyo macluumaad fiican laga sugayaa inuu ka keeno dunidan yar.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.