Carab Saalax
From Wikipedia, the free encyclopedia
[1]Arab Salah (Mehri)
Halkan lama ogola in lagu qoro maqaal aan lahayn cadayn. Bogan waa la tirtiri doona hadii aad tixraac keeni waydo.. |
Arab Salah (Mehri) waa beel kamida beelaha Soomaliyeed, waxa ay degtaa goboladda Somaliya sida Mudug, Nugaal, Bari, Xamar iyo degaano kamida Galmudug, Jubooyinka iyo Ismaamulka Soomalida Itoobiya. Beesha waxa ay boqolaal sano ka hor ganacsi u kala safri jiratay Soomaliya iyo wadamada Carabta, waana beesha ugu horaysay xaga ganacsiga Soomalida. Beesha waxa ay caanka ku tahay dhaqashada xoolaha sida geela, ariga iyo xoolah kale. waa beel ku wanaagsan daris wanaaga iyo la dhaqanka beelaha kale ee Soomaliyeed ee ay wada degaan.
Faahfaahin Dheer oo kusaabsan sida Carab saalax u kala baxo:
- Cumar Muuse
- Cali Boos
- Cali Suuri
- Xasan Saalax
- Cumar Muuse
- Xildiid
- Maxamud Saalax
- Ismaacil maxamud
- Cali maxamud
- Xirsi maxamud (Naaleeye)
- Faahiye maxamud
- Muuse maxamud
- Cumar maxamud
- Yaxye saalax
- Maxamud Saalax
- Maxamed tolwayne
- Maxamed dhulow
- Abokor cumar
- aadan cigale
- Reer Jidxi
- Reer Cawad
- Reer Taabid
- Macalin Cismaan
- Reer Cantuun