Cabdullaahi Yuusuf
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka (carab:عبدالله يوسف أحمد) (Noolaa 1934 - 2012 ) waxa uu ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Cabdulaahi Yuusuf Waxa uu madaxweyne kumeelgaar ah ahaa taariikhda marka ee u dhaxeesay 4 Oktoobar 2004ta ilaa 29 Diseembar 2008.Cabdullahi Yuusuf waxa uu dhintay tariikhdu markay ahaad 23kii Maarso 2012 isagoo xaanun uu jiifa in mudo ah cusbitaal ku yaala Imaaraatka Carabta.
Quick Facts Ra'iisulwasaare, Xilka kaga horeeyey ...
Abdullahi Yusuf Ahmed عبدالله يوسف أحمد | |||
Ka qabtay xil 14 Oktoobar 2004 – 29 Diseembar 2008 | |||
Ra'iisulwasaare | Max'ed Cabdi Yuusuf Cali Max'ed Geeddi Saalim Caliyow Ibrow Nur Hassan Hussein Max'uud Max'ed Guuleed (gacmadheere) (lama aqoonsan) | ||
Xilka kaga horeeyey | Cabdiqaasim Salaad Xassan | ||
Xilka kaga dambeeyey | Adan Max'ed Nuur Madoobe (Ku meel gaar) | ||
Macluumaad gaar ah |
|||
Ku dhashay | 15 Diseembar 1934(1934-12-15) Gaalkacyo, Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya | ||
Geeriyoodey | Nofeembar 2012 ( 2008–2009 jir) Abu Dabi, Imaaraadka Carabta | ||
Xisbi siyaasadeed | TFG | ||
Is guursadeen | Xawa Cabdi Samatar | ||
Waxbarasho jaamacadeed | Modena Escola De Guerra, Italy Frunze Military Academy | ||
Diinta | Islam |
Close