![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e9/Aisha.svg/langso-640px-Aisha.svg.png&w=640&q=50)
Caa'isha binti Abiibakar
mid ka mid ah xaasaskii nabi maxamed ahna gabadhii abuu bakar sadiiq / From Wikipedia, the free encyclopedia
Caa'isha binti Abiibakar (R.C) waa mid kamid ah xaasaskii Nabi Muxamad Scw, waana tan ugu Caansan xaasaskiisa, waxaa dhalay khaliifka koowaad ee khulafada Raashidiinta Abuubakar Al-Siddiiq, Hooyadeedna waxay ahayd Umu Ruumaan bintu Caamir, Caa'isha waxey Nabiga Scw ka warisay axaadiis aad u fara badan siiba kuwa la xiriira noloshii Nabiga S.C.W, xadiisyada ay warisay waxey gaarayaan tiradooda 2210 iyadoona ay 316 kamid ah ay ku jiraan Saxiixul Bukhaari Iyo Saxiixul Muslim.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e9/Aisha.svg/640px-Aisha.svg.png)