Biniktojiin
From Wikipedia, the free encyclopedia
Biniktojiin (Pnictogen) sidoo kale loo yaqaano Guruubka Nitrojiinta ama Guruubka 15aad waa guruub curiye kimiko ee qeybta 15aad ee safafka Diwaanka Curiye.
Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Nitrojiin (N), Fosforos (F), Aarsenik (As), Antimony (Sb), Bismuth (Bi) iyo Ununbentiyaam (Uup).
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.