Baaskiil
From Wikipedia, the free encyclopedia
Baaskiil, Bushkuleeti (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : bicycle) waa nooc ka mid ah gaadiidka oo ku shaqeeya dhaqdhaqaaq bin aadanka, waxayna shaqaysaa ama orodaa markii la cadaadiyo badeelka ku xiran siliska oo isna sii cadaadiya giraanta (lugta) dambe ee baaskiilka,Baaskiilku waa hal raadle, macnaha hal raad buu ka tagaa, baaskiilku wuxuu ka mid yahay aaladaha aan lahayn aasaaska sugnaashaha dhinacyada, marka uu taaganayahay, wuxuuna kala mid yahay {{{mootada}}}, dhaqaaqa cagta hore iyo tan dambe aya waxaa u dhexeeya kala duwanaansho aad u yar marka uu dhaqaaqu bilaabanayo.
Nashqadan qaabaysan ma ahayn ama qayb ahaan lagama turjumin af kale oo Soomaali ah. Fadlan nagu caawi adigoo turjumaya. |
Boggani waa dhexdhexaad ilaa tayo hoose. Fadlan hagaaji boggan. |
waxaa la sameeyay baaskiilka qarnigii 19aad yurub, caalamka waxa taala ku dhawaad bilyan iyaga ah, taaso sheegaysa in baabuurkiiba labo la dheeryhay, waxaa loo adeegsadaa safarka, shaqada, cayaarta caruurta, jir dhiska, ciidanka iyo booliska, boostada iyo tartanka,
baaskiilkii u horeeyay ayaa ahaa mid aan lahayn badeelada silsilada ku shaqaysa cadaadiska, wuxuu ka koobnaa kaliya lugo isteerin iyo haykal isku xira intaas, socdaalka waayaha ayaa keenay is bedellada ku dhacay baaskiilka, toostoosinta ama wax ku darkiisa,
baaskiilka samaytiisa ayaa waxaa keenay warshadaha oo waagaas dadka ku cusbaa,