![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/a/ae/Ahmed_Yusuf_Yasin.jpg/640px-Ahmed_Yusuf_Yasin.jpg&w=640&q=50)
Axmed Yasiin
From Wikipedia, the free encyclopedia
Axmed yuusf yaasiin (ku dhashay Hargaysa 1957) waa siyaasi soomaaliyeed oo reer somaliland ah. Waxa uu somaliland ka soo noqday madaxweyne ku xigeen laga bilaabo 2002 ilaa 2010[1][2][3][4]. wuxuu gudoomiyaha labaad ka ahaa xisbiga somaliland ee UDUB. wuxuun ka soo jeedaa Beelaha Aadan Ciise ee Qabiilka Ciise Muuse.
Quick Facts Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland, Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] ...
Axmed yuusf yaasiin | |
---|---|
![]() | |
Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland | |
Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] | |
Xafiiska 2002 ā July 2010 | |
Madaxweyne | Daahir Rayaale Kaahin |
ka horeeyay | Daahir Rayaale Kaahin |
Ku xigay | Cabdiraxmaan Saylici |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Xisbiga | Ururka Dimuqraadiga Ummadda Bahawday |
Close