Aquila wuxuu ku noolaa Synope (Turkiga), waa tarjumaad ka tarjumaysa Kitaabka quduska ah ee Af-Hebrow oo loo turjumay Giriig (qiyaastii 130). Sannadkii 1897, qaybo ka mid ah laba codes ayaa la keenay Maktabadda Jaamacadda Cambridge. Magaca Ilaah - Jehovah - oo lagu qoray xarfaha Cibraaniga.

Thumb
Kitaabka quduska
  • Qoraalka Kitaabka Quduuska ah lama kharribin. Qarniyadii la soo dhaafay niman baa naftooda halis geliyay siday Kitaabka ugu turjumaan luqadaha ay dadka ku hadlaan. Afartan nin baa Kitaabka qoray. Qoridda Kitaabka waxay qaadatay qiyaas leʼeg 1,610 sanadood oo bilaabatay sanadkii 1513 C.H. ilaa sanadkii 98 C.D. Sagaal iyo soddonka buug ee u horreeya badnaantooda af Cibraani baa lagu qoray qaar ka mid ahna afka Aramaygga. Buugaggan waxaa loo yaqaanna Qaybta Cibraaniga ama “Axdigii Hore.” Toddoba iyo labaatanka buug ee u dambeeya waxaa lagu qoray af Giriigga. Kuwan waxaa loo yaqaanna Qaybta Giriigga ama “Axdiga Cusub.”

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.