Angola oo sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Angola waa wadan ku yaala koonfurta qaarada Afrika oo koonfur xad kala leh wadanka Namibiya, dhinaca waqooyi xad kala leh Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, dhinaca bari waxu xad kala leeyahay wadanka Saambiya iyo badweeynta Atlaantik kaga taal galbeed.

Quick Facts Jamhuuriyada AngolaRepública de Angola(Boortaqiis), Dadka ...
Jamhuuriyada Angola

República de Angola
(Boortaqiis)
Thumb
Heesta qaranka: Angola Avante!  (Af-Boortaqiis)
macnaha Hore u soco Angola!
Thumb
Location of Angola
Dadka Angolan
Xukunka Madaxweyne Jamhuuri
Wax soo saar (PPP) 2012 qiyaastii
 -  Guud ahaan $128.288 billion[1] (64th)
 -  Qof qof $6,346[1] (107th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) estimate
 -  Guud ahaan $118.719 billion[1]
Close


Waxaa magaalo madax u ah caasimada Luanda oo dhinaca ku heeysa Badwaynta Atlantika.

Wadanka Angola wuxuu xubin ka yahay Midowga Afrika, Wadamada ku Midoobay Luuqada Bortuqiiska, Midowga Latinka iyo Ururka Horumarinta Bulshoyinka Koonfur Afrika.

Tirada shacabka wadanka Angola waxa lagu qiyaasay 18,056,072 sanadkii (2012) kuwaasi oo ka kooban qoomiyada Ovimbundu (oo ku hadla luuqada Umbundu) ineey bulshada ka yihiin 37%, qoomiyada Ambundu (oo ku hadla luuqada Kimbundu) waa 25% bulshada wadanka, halka qoomiyada Bakongo la dhaho eey 13% ka yihiin bulshada wadanka Angola. Inta soo hadhay oo ah 32% waa dadka laga tirada badan yahay (waxaana ka mid ah qoomiyadahaasi Chokwe, Ovambo, iyo Mbunda).

Xubin

Waddnamha Le deggan Angola


Thumb
Sadex-gees muujinaya koritaanka bulshada wadanka Angola

Taariikhda

Diinta

Thumb

Inta u badan shacabka wadanka Angola waxay aaminsan yihiin diinta Kiristaanka.

Dhaqanka

Thumb
Shacabka Yombe-

Juqraafiga

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.