From Wikipedia, the free encyclopedia
Sannadka 2019: “Ha cabsanina, waayo, waan idinla jiraa, ha nixina, maxaa yeelay, Ilaahiinna baan ahay, waan idin xoogayn doonaa, waanan idin caawin doonaa, oo waxaan idinku tiirin doonaa midigtayda xaqa ah.„
„Wuxuu ina siinayaa saddex sababood oo aan u deganaan karno xitaa marka ay wax xun ka dhacaan adduunka ama nolosheenna gaarka ah… Ka fiirso ereyadaas niyadda leh. Way ku xoojin doonaan marka aad la kulanto caqabadaha kugu soo fool leh. "Waan kula joogaa.", "Anigu waxaan ahay Ilaahaaga.", "Waan ku xoojin doonaa [oo] ku caawin doonaa… Ilaahay baa nagu caawin doono inaan samirno."”
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.