İstanbul Başakşehir

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

İstanbul Başakşehir F.K., Waa koox-banooni oo ka dhisan caasimadda Istanbul ee dalka Turkiga. Kooxdani waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1990kii, waxayna ka mid tahay shanta kooxood ee ugu waaweyn guud ahaan dalkaasi, İstanbul Başakşehir waa horyaalka kubadda cagta dalka Turkiga ee xili ciyaareedka 2019-20.

Quick Facts Magaca oo dhameestiran, La aasaasay ...
Remove ads
Remove ads

Tixraac

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads