Maqaaxi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maqaaxi (Af Ingiriis : restaurant; (Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano Makhaayad, waa meherad u adeegta bulshada taasi oo diyaarisa, samaysa isla markaana iibisa cuntada bisil ee diyaarka u ah cunitaanka.[1] Si la mid ah meheradaha kale ee ganacsi makhaayadu waxay cuntada ka iibisaa dadka kuwaasi oo lacag ku bedesha raashin diyaar ah.