Baltimore
From Wikipedia, the free encyclopedia
{{Infobox settlement |name = Baltimore, Maryland |official_name = Caasimada Baltimore |settlement_type = Caasimada Madaxbanaan |nickname = Caasimada Degan,[1] Mobtown,[2] B'more,[3] Dhulkii Nolosha Raaxada Leh,[4] Caasimada ugu Horaysa,[5][6] Caasimada Taarikhiga,[7] Ravenstown,[8]Caasimada Jirta[9] |motto = "Caasimada ugu wacan Ameerika",[1] "Kaalay oo hel.",[1] "Caasimada wax akhrida",[10] "Aamin"[11] |image_skyline = BaltimoreC12.png |imagesize = |image_caption = Farasmagaalka Baltimore, Emerson Bromo-Seltzer Tower, Pennsylvania Station, M&T Bank Stadium, (Ravens Stadium), Gudaha Dekada iyo Xarunta Biyo ku noosha Baltimore, Haalka caasimada Baltimore, Taalada Washington |image_map = Map of Maryland highlighting Baltimore City.svg |mapsize = 250x200px |map_caption = Meesha ka dhacdo Baltimore gobolka Maryland |image_flag = Flag of Baltimore City.svg |image_seal = Seal of Baltimore, Maryland.svg |pushpin_map = USA |pushpin_label = Baltimore |pushpin_label_position = right |pushpin_mapsize = 550 |pushpin_map_caption = Meesha kaga taalo Maraykanka |coordinates_region = USA |subdivision_type = Wadanka |subdivision_type1 = Gobolka |subdivision_type2 = Caasimad |subdivision_name = United States of America |subdivision_name1 = Maryland |subdivision_name2 = Baltimore |established_title = La aasaasay |established_date = 1729 |established_title2 = Dowlad-hoose |established_date2 = 1796–1797 |established_title3 = Caasimad Madaxbanaan |established_date3 = 1851 |named_for = Sesilius Kalvert, (1605–1675) |government_type = Golaha Duqa-magaalada |governing_body = Golaha Dowlada Hoose Baltimore |leader_title = Duqa-magaalada |leader_name = Stephanie C. Rawlings-Blake (D) |leader_title1 = Goalaha Degmada Caasimada
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Baltimore, Maryland, Maraykanka.
|leader_name1 =
- Bernard C. Young (Madaxweyne)
- James B. Kraft (1)
- Brandon M. Scott (2)
- Robert W. Curran (3)
- Bill Henry (4)
- Rochelle "Rikki" Spector (5)
- Sharon Green Middleton (6)
- Nick Mosby (7)
- Helen L. Holton (8)
- William "Pete" Welch (9)
- Edward L. Reisinger (10)
- William H. Cole IV (11)
- Carl Stokes (12)
- Warren Branch (13)
- Mary Pat Clarke (14)
|leader_title2 = Aqalka Wakiilada
|leader_name2 =
- Frank M. Conaway, Jr. (40)
- Antonio Hayes (40)
- Barbara A. Robinson (40)
- Jill P. Carter (41)
- Nathaniel T. Oaks (41)
- Samuel I. Rosenberg (41)
- Curt Anderson (43)
- Maggie McIntosh (43)
- Mary L. Washington (43)
- Keith E. Haynes (44A)
- Talmadge Branch (45)
- Cheryl Glenn (45)
- Cory V. McCray (45)
- Luke Clippinger (46)
- Peter A. Hammen (46)
- Brooke Lierman (46)
|leader_title3 = Xubnaha Guurtida
|leader_name3 =
- Catherine E. Pugh (40)
- Lisa A. Gladden (41)
- Joan Carter Conway (43)
- Shirley Nathan-Pulliam (44)
- Nathaniel J. McFadden (45)
- Bill Ferguson (46)
|leader_title4 = Aqalka Baarlamaanka
|leader_name4 =
- Dutch Ruppersberger (2)
- John Sarbanes (3)
- Elijah Cummings (7)
|unit_pref = Imperial |area_magnitude = |area_total_sq_mi = 92.1 |area_land_sq_mi = 80.9 |area_water_sq_mi = 11.1 |area_water_percent = 12.1 |area_urban_sq_mi = |area_urban_km2 = |area_metro_km2 = |area_metro_sq_mi = |area_footnotes = [12] |elevation_footnotes = [13] |elevation_ft = 33 |elevation_m = 10 |population_as_of = 2010 |population_est = 622793 |pop_est_as_of = 2014 |pop_est_footnotes = [14] |population_footnotes = [15] |population_total = 620961 |population_rank = US: 26aad |population_urban = 2,203,663 (US: 19aad) |population_metro = 2,785,874 (US: 20aad) |population_blank1_title = CSA |population_blank1 = 9,443,180 (US: 4aad) |population_density_sq_mi = 7,671.5 |population_density_km2 = 2,962.6 |population_blank2_title = Shacabka |population_blank2 = Baltimorean |timezone = EST |utc_offset = -5 |timezone_DST = EDT |utc_offset_DST = -4 |latd= 39 | latm= 17 | latNS=N |longd= 76 | longm= 37 | longEW=W |coordinates_type = type:city(650000)_region:US |coordinates_display = inline,title |postal_code_type = ZIP Kodh
|postal_code =
- 21201–21231, 21233–21237, 21239–21241, 21244, 21250–21252, 21263–21265, 21268, 21270, 21273–21275, 21278–21290, 21297–21298
|area_code = Area code 410, Area code 443, Area code 667 |blank_name = [[Baltimore, Maryland|FIPS code]] |blank_info = 24-04000 |blank1_name = Astaanta GNIS |blank1_info = 0597040 |website = City of Baltimore |footnotes = }}
Baltimore ( / ltɨˌmɔr/ ) waa magaalada ugu weyn gobolka Maryland ee wadanka Maraykanka, waa magaalada 26aad ee ugu shacabka badan leh, iyo caasimad ugu weyn ee madaxbanaan.
Caasimada Baltimore waxaa la aasaasay sanadkii 1729kii, waana dekada labaad ee ugu weyn gobolada xiga Badweynta Atlaantik.[17] Sidoo kale dekeda magaalda Baltimore waxay waayo ahaan jirtey mida labaad ee ugu soo dejinta iyo dhoofinta badan wadanka Maraykanka, taasi ooy ku xidhnaayeen waxsoo saar faro badan.[18]
Ka dib markii ay soo waajahde dib udhac xaga wax soo saarka ah iyo wershadaha ayaa magaalada Baltimore waxay culeska saartey dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada, kuwaasi oo maanta ah midhaha ugu wacan ee caasimadu ka hesho dhaqaalaha iyo lacagta. Waxaa magaaladan ku yaala cusbitaalo waaweyn oo tayo heersar ah leh, iyo machadyo caalami ah oo ku takhasusay kuliyado kala duwan oo waxbarashad iyo cilmibaadhista ah.[19]
Magaalada Baltimore waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 622,104 (tirokoob la sameeyay 2013kii), halka marka lagu daro nawaaxigeeda ama Baltimore metropolitan ay leedahay shacab bulsho dhan 2.7 milyan, taasi oo ka dhigaysa magaaldan mida 20aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka.[20][21]
Dadka caanka ah ee ku dhaqan Baltimore waxaa ka mid ah heesayaal badan oo qaada heesaha jazzka, rockyga iyo rapka. Sidoo kale waxaa degan magaaldan tiro atooreyaal iyo jilaa ah oo soo saara filimaan iyo music videos. Dadka la taaban karo waxaa ka mid ah ninkii sameeyay "Heesta Calanka Maraykanka" oo lagu magacaabo Fransis Skot Key.[22]
Guud ahaan, ilaa rubuc bulshada magaalada Baltimore waa saynisyahano, injineero, xisaabyahano, teknoolijiyiin, macalimiin, khubaro, aqoonyano, profosseero iyo arday qalin-jebin rabta.[22] Taasi waxay cadayn u tahay sida bulshada Baltimore u daneeyso aqoonta iyo waxbarashada, heer sarena uga gaadheen.