Map Graph

Yemen

Yemen, ama Jamhuuriyadda Yemen waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe. Yemen waxee xuduud la leedahay wadamada Sacuudi Carabiya oo ka xigta Woqooyiga iyo Galbeedka xeebta Baddacas, iyo Cumaan oo ka xigta Bariga, Dhinaca Koonfurta waxaa ka xiga Gacanka Cadmeed iyo Bada Carabeed, dhinaca Galbeedka neh waxaa ka xiga Bada Cas, wadanka caasimadiisa waa Sanca.wadanka Yemen waa wadanka kaliya ee Bariga dhexe oo isticmaalo Jamhuuriyad. yemen waa wadan aad u duqsan waxaana aad looga caabudaa diinta islaamka, dhinaca dhaqaalaha yemen uma taajirsano sida wadamada kale ee carabta, wadanka waxoo leeyahy shidaal iyo saliid, laakiin wax soo saarkooda aad ayoo u yaryahay.

Read article
File:Flag_of_Yemen.svgFile:Yemen_(orthographic_projection).svg