Map Graph
No coordinates found

Wadamada Afrika

Dowlado ku yaala Afrika

Wadamada afrika inta la ictiraaf san yahay ee Xoriyada haysta waa 55 wadan Kariirada siyaasadeed ee Afrika Afrika waa qaarada labaad ee ugu weyn qaaradaha aduunka kadib qaarada Aasiya dhanka baaxada iyo dhanka dadkaba. Baaxada Afrika waxay la'egtahay c. 30,244,050 km² [2] tiradaas waxaa ku jira dhamaan jasiiradaha lagu xisaabo Afrika. Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka oo dhan. Sida lagu xusay tirokoob caalami ah oo la sameeyay sanadkii 2013ka waxaa ku nool qaarada Afrika dad tiradooda ay dhantahay 1.1 bilyan taasi oo ah tiro u dhiganta todobo qeyboodoo qayb dadka dunida ku noolo maanta. Madaxbanaanidda wadamada Afrika waxaa bud-dhig uu ah Diiriye Guure.

Read article