No coordinates found
Norway
Norway ama Boqortooyada Norway waa wadan ku yaalo qaarada Yurub. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Sweden, Finland iyo Ruushka. wadanka Norway waa wadan aad u dheer, meesha ugu danbeeso waxee u dhowdahay meesha aduunka ku dhamaado, meelo waxaa jirto oo qoraxda ka dhicin. Norway waa wadan aad u duqsan oo jiri jiray 8000 oo sano ka hor. Dad waxaa degenaan jiray oo barafka ku safri jiray, gaar ahaan kuwa norweejka Fikinka ah, waa dad markasto raadin jiray dhul cusub.
Read article