Mayotte
Mayotte waxa ay kutaalaa Badweynta Hindiya Jasiiradini wali waxa ay kamidtahay wadanka Faransiiska waxayna u dhawdahay jasiiradaha Komoros inta badan dadka kunooli waa islaam aftidii ugu danbaysay ee laga qaaday in ay farnsiiska ka madaxbanaanaadaan way diideen in ay farnsiiska ka go'aan.waxa u caasimada magaalda Mamawdsaw.
Read article