Madagaskar
Madagaskar ama Jamhuuriyadda Madagaskar waa wadan Jasiirad ah, oo ku yaalo Badweynta Hindiya ama Badda Weeyn ee Afrika. dhinaca Koonfurbari ee xeebta Afrika Waxee u jirtaa Musaanbiiq 400 kilomitar. Madagaskar waa jasiirada affaraad oo ugu ween Aduunka, waxeena afrika ka go'day sanado milliyan kabadan. dadka degen Madagaskar asalkooda waa dad afrikaan iyo Indonesian ah. jasiirada waxaa ku badan geedo iyo xayawaanaad u gaar ah oo wadamada kale lagu arki karin. madagaskar waa jasiirada sideedaad oo ugu dadka tiradabadan Aduunka.
Read article