Map Graph

Dekada Boosaaso

Deked ku taala Puntland

Dekadda Boosaaso waa dekada rasmiga ah ee magaalada Boosaaso, taasi oo u adeegta howlaha maamulka Puntland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Soomaaliya. Warbixin ay sii daysay Idaacada BBC waxaa lagu sheegay in Dekeda Boosaaso tahay tan koowaad ee xoolaha Soomaalida laga dhoofiyo.

Read article
File:Bosaso_port.jpg