Map Graph

Burco

Burco waa magaalo ku taala gobolka Togdheer ee dalka Somaliland. Burco waa caasimada Labaad ee dalka, waliba waa magaalo qiima badan leh kadib markii shir lagu qabtay oo lagu aasaasayay jamhuuriyadda Somaliland. Togga Togdheer ayaa magaalada dhexmarta oo laba u qaybisa marka ay roob dhacdo, laakin laba biriij ayaa isku xidha labada qaybood ee magaalada: Biriija Cusub iyo Deero Bridge.

Read article
File:Burao,_Somaliland.jpgFile:Burco_city,_Somaliland.jpgFile:Burao.jpgFile:Burco.jpgFile:Burao,_Togdheer,_Somaliland.jpgFile:Burcoshopmall.jpegFile:Flag_of_Burao.pngFile:Seal_of_Burao.pngFile:Somaliland_location_map_(1).svg