Bada Qaswiin
Qaswiin waa bad xiran oo ku taala galbeedka Aasiya, baaxadeedu leegtahay 371,000 km2 waana bada ugu baaxada wayn badaha xiran, dhirirkeedu ugu badan waa 1,030 km ballarkuna waa 435 km waxay ugu qoto dheertahay 1,025 m, waxaa bada qaswiin kulaala shan wadan oo kala ah Turkmenistan, Ruushka, Kasakhstan, Aserbiijaan iyo Iiraan..
Read article