Map Graph

Baanka Somaliland

Bankiga Somaliland Waxa la'aasaasay sanadii 1994 waana waxa uu laamo kuleeyhay dhammaan magaalooyinka waawayn ee wadanka sida. Hargaysa Burco Berbera Gabiley Boorama Laascaanood iyo Ceerigaabo waana ka ugu sumcada badan gayiga soomaalida

Read article
File:Seal_for_the_Central_Bank_of_Somaliland.svgFile:Baanka_Somaliland.jpgFile:Somaliland_Shillings.jpg