Xuseen Caydiid

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xuseen Maxamed Faarax Caydiid waa wiilkii Maxamed Faarax Caydiid. Wuxuu ku dhashay Beledweyne taariikhdu markey ahayd 16kii bishii Agoosto sanadkii 1962.

Quick Facts Dhashay:, Ku dhashay: ...
Xuseen Maxamed Faarax Caydiid

Xuseen Maxamed Faarax Caydiid wuxui u dhashay beesha Hawiye, Habargidir Sacad, reer jalaf. Aabihiis wuxuu ahaa Hogaamiyihii USC, wuxuuna ahaa nin caan ku dhex ah beesha habargidir gaar ahaan, beesha uu ka dhashay ee sacad reer jalaf, Caydiid waxaa dagaal la galay maleeshiyo uu hogaaminayay General Cismaan Caato. File:Xuseen Caydiid.jpg

2 Agoosto, 1996 ilaa 22 Diseembar, 1997 Dhashay: 16 Agoosto, 1962
Ku dhashay: Beledweyne, Soomaaliya
Diintiisa: Islaam
Dhalasho: Soomaali
Close
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.