Xuduudkii 1908 ee Garaadtooyada Diiriye Guure oo af ingiiriis loo tarjuma "1908 Deria Gure borders" waxaa lagu tilmaami karaa xuduudkii uu Diiriye Guure uu direy isticmaarkii Cordeaux. Tilmaamka xuduudihii waxay ahayd xaggay galbeed Buuhoodle, Badweyn iyo Jidbaale. Xagga waqooye nah, xuduudka waxay ahayd Geel Wayta. Waxaa tilmaamaaya xuduudahaas hadalkan uu Diiriye Guure yiri: "Buuhoodle, fardahaagana ka celi Badweyn iyo dooxada Caymeed ugana yeero jaajuustaada Jidbaale ... haddaba haddaad doonaysid waddanka nabaddiisa, ii daa deganaansho inta dulka u dhexeesa Isaaq iyo Warsangeliye (Geel Wayte)".

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.