Xiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya
Remove ads

Xiriirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya waa mid ku jira gacanta Madaxweynaha kaa soo ah hogaanka qaranka, Ra'iisul wasaaraha kaa soo ah Hogaanka xukuumadda, iyo wasiirka arimaha dibadda ee Dawladda federaalka Soomaaliya.

Taariikh kooban

Soomaaliya Kadib xornimadii 1960s waxay xiriir la lahayd dalal farabadan (46-57+..) oo ay ka heli jirtay caawinaad waxaana ugu muhiim sanaa Talyaaniga; Turkiga; Midowga Sofiyet; dalalka ku bahoobay Jaamacada Carabta, Maraykanka, Jarmalka; Midowga Yurub; Shiinaha, iyo Midowga Afrika.:•

Wasaarada Arimaha Dibeda

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya waa wasaarad ka tirsan Dawlada Soomaaliya taasi oo maamusha arimaha xidhiidhka dibada ee Soomaaliya. Wasaaradani waxay hoostegtaa Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya, xilkaasi hada waxaa haya Cabdisalaam Cumar.

Sida caadiga ah, Wasaarada Arimaha Dibedu waxay u qaabilsan tahay xidhiidhka arimaha dibeda, siyaasada dibeda, go'aanada dowladaha kale iyo metelida dowlada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, wakaaladani waxay uga qeybgashaa dowlada wadanka dhamaan shirarka Qaramada Midoobay, Ururada Siyaasi, iyo dhamaan xidhiidhka caalami.


Remove ads

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads