Uurjire

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Uurjire

Uurjire (Af Ingiriis : Urjire; Af Carabi : اورجري) Waa magaalo ku taal gobolka Bari ee Soomaaliya Magaaladani waxay ka tirsan tahay Degmada Rako Raaxo, Dhinaca kale, magaalda uurjire wuxuu dhacaa 9°33'13"N 49°38'33" E isla markaana leedahay 233 mitir ka sareeysa jooga bada.Soomaaliya

Thumb
Uurjire

Hordhac

Uurjire hadda waa Deegaan samayay hormar aad u sareeya, waxaa laga heli karaa goobihii waxbarashada, caafimaadkii, Riigii biyaha, sportkii, maxadadiid diiniga, ururo bulsho oo kala duwan iyo dhaamaan waxyaabihii asaasiga u ahaa nolosha bini aadamka.

Goobo caanka ah

Deegaanada caanka ah ee ku teedsan waxaa ka mid ah: Ceelka Uurjiraha weyn, Ceelka Uurjiraha yar, Galool-dhigato, Mad-gees, Libaax-yaale, Madka iyo Dooxada Bedeemis

Bulshada

Deegaanka ayaa lagu qiyaasaa dadka ku nool celcelis ahaan 1300 ilaa 1700 Qoys. Dadka deegaanka ayaa ku tiirsan dhaqashada xoolaha nool

Deegaanka Uurjire waxaa dega laba reer oo kamida Beesha Ibraahim Aadan, ee beelweynta Ugaar Saleebaan "Muuse Saleebaan" Majeerteen

  • Bah idigfacle
    • Yuusuf Samatar
      • Muse Yusuf
      • Ismail Yusuf (Reer Dhaal)
      • Cali Yusuf
      • Samatar Yusuf
  • Farah Idiris

Sidoo kale fiiri

  1. Rako raaxo
  2. Duud-hooyo
  3. Qararsoor
  4. Qalwo
  5. Adin-geri
  6. Kalabayr
  7. Kurilaalo
  8. Cambaar hoose
  9. Dawacalay
  10. Dabqax
  11. Camaan
  12. Dhafaruryo
  13. Af onkode
  14. Mubarak
  15. Mandeeq
  16. Majayar

Xigasho

Waxaa xogtaan inta badan iga saacidey dad deegaanka dagan oo uu ka mid yahay

  • Cabdirisaaq Khalif Wagad Habarwaa ahna Asaasihii Deegaanka Uurjire
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads