Suldaan Axmad Yuusuf Maxamuud
From Wikipedia, the free encyclopedia
suldaan axmad Yuusuf wuxuu ahaa suldaanka afaraad ee saldanadii geledi, xilka wuxuu haayay laga bilaawo 1848 ilaa 1878, dagaalo ba'an ayuu la galay qabiilka biimaal, ugu dambeyn waa lagu jabshay, waxa uu ku dhintay dagaalada asaga iyo walaalkii abuubakar Yuusuf.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.