Subag

From Wikipedia, the free encyclopedia

Subag

Subag (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : burro Af Ingiriis : butter) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo.

Thumb
Subag

Subagu wuxuu u qaab dhow yahay saliida, laakiin wuu ka nafaqo badan yahay urtiisana wey ka caraf badan tahay.


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.