Jasiirad u dhexeysa xadka Somaliya iyo Yemen From Wikipedia, the free encyclopedia
Jasiirada Suqadara waxaa ay ku taala Marinka Gardafuul. Waxa ayna xeebaha Soomaaliya u jirtaa 240km. jasiiradan waxa ay ka tirsan tahay wadanka Yemen , waxa ayna ka kooban tahay 4 jasiiradood, mida ugu weyn ayaa ah Suqadara. jasiiradan dadka dagan ayaa asalkooda waxa uu kasoo jeedaa Carab Meheri , , Jasiirada soqotra waxaa degen dad gaaraayo ilaa 50.000 oo qof.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.