Siil
From Wikipedia, the free encyclopedia
Siilka (ingiriis: vagina), waa waaxda saldhiga u ah samaynta ilmaha jidhka dadka iyo xayawaanka oo dhedig ah. Dhanka tarmidda, dhismaha siilka, wuxuu ku habboon yahay, xubnaha ragga ee ah guska waqtiga jinaabobaxa.


Siilka wuxuu ka mid yahay saxaaxda dumarka. Suurtagalka siilka waa dhalasho iyo wasmo.
Siilka aadanaha iyo naasleyda kale waxay midhadhaliyaan walxo loo yaqaano axalka siilka.
Sii eeg
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.