3 (tiro)
From Wikipedia, the free encyclopedia
3 (ingiriis: Three) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta sadex taas oo ah godka sadexaad ee tiroda.

Tiroda 3 waa lambarka afaraad ee 10ka lambar ee aasaaska tirada, waxaana ka horeeya eber, kow iyo labo. Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Hal-godleey.
Lambar 3 waa tiro kinsi ah.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.