Qoryooley

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qoryooley

Qoryooley waa magaalo kutaala koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobolka Shabeellaha Hoose. Degmadaan waxey ka kooban tahay sedex xaafadood oo kal ah hodan xalane iyo wadajir waxee caan ku tahay xoolaha beeraha, waxee soo saartaa Galeyda, Sisinta, Digirta. Tubaakada, Suufka, Cambaha, Yanyada, Canuuniga, Qasabka, bariiska iyo waxyaabaha kale oo la mid ah. Waxaa sidoo kale ay soo saartaa Caanaha geela iyo kuwa looda oo sida badan ka soo gala tuulooyin aan sidaa uga fogeyn, Ukunta, Subaga Lo'da iyo waliba maqaarka xoolaha oo sida badan loo soo dhoofiyo magaalada muqdisho meelo kalena uga sii gudba amaba inta lagu warshadeeyo waxyaabao kale laga soo saaro. Waxaa mara Degmada Qoryooley Wabiga shabeele oo inta badan looga faa'iideyso waraabinta beeraha, iyo waliba xoolaha, waxaa sidoo kale inta badan ee magaaladaasi ku soo wareega Canal weyn oo lagu magacaabo liibaan kaasoo ayba magac ahaan la qaadatey oo ah Liibaantii Qoryooley.

Thumb
qoryooley guri ku yaala goor barwaaqo ah
Quick Facts QoryoolayQoryooley قوريولي, Wadanka ...
Qoryoolay

Qoryooley

قوريولي
Magaalo
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Wadanka
  1. REDIRECT Template:Country data Soomaalia
GobolShebeellaha Hoose
DegmoDegmada Qoryoley
Tirada dadka
  Dhammaan62,700
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Close
Thumb
Ciyal ku ciyaaraayo meel biyo mareen ah oo ka soo jeexmay wabiga shabelle ee degmada Qoryooley

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.