Nabi Yuusuf C.S. waa Yuusuf bin Yacquub bin Isxaaq bin Ibraahimn waana mid ka mid ah nabiyada Alle.

Kii ugu horreeyey labada wiil ee Yacquub oo ay dhashay xaaskiisii uu jeclaa Raaxeel. Yuusuf waxaa la iibiyay isagii oo addoon ah oo si xaqdarro ah ayaa xabsi loogu riday. Haddaba dabeecaddiisa qaboobayd ma beddelin. Wuu nabad iyo naxariis badnaa isagoon cafis qofna u diidin. Yuusuf wuxuu aabbihiis ka badbaaday qiyaastii 54 sano, isagoo gaadhay da'da 110 sano.

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.