Masago
From Wikipedia, the free encyclopedia
Masego (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : millets) waa geed leh midho yaryar oo firiley ah, kaasi oo ka tirsan qoyska cowska isla markaana dadka, xoolaha iyo xayawaanku cunaan midhaha iyo laamaha geedka.

- Muuqaalada Masagada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.